Kalluumaysatada Jubbaland oo looga digay dabeeylaha xooggan ee Badda ka jira

0
64

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dabaaylo xoogan oo ka kacay xeebaha gobolka Jubbada hoose ayaa sababay in uu yaraado kallunkii la keeni jiray suuqyada magaalada Kismaayo sido kalana uu qiimihiisu sara u koco kalluunka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here