Kalluumaysatada Jubbaland oo looga digay dabaylaha xooggan ee badda ka jira

0
66

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasarada kalumeysiga jubbalanda ayaa sheegay in lagu guda jira xiliyada bada ay kacsanta hay dabeylaha xogana ay jiraan isla markana loobahanyahay in taxadar xoogan ay muujiyaan kalumeysatada

Maxamad Cumar Buuno Wasiir kuxigenka Wasaaradda kalumeeysiga Jubbalanda ayaa kalumeysatada uga digay kalumeysatada iney bada kudaha u galaan xiliyada Badda ay kacsantahay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here