Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo sheegay iney ku guleysteen dib u howlgilinta xarumaha bulshada

0
80

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose Xasan Cabdi Guure ayaa xafiiskiisa warbahinta kula hadlay ayaa kawarbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudadi u xafiiska joogay iyo waxyaabaha u qorshesan ee u donayo in wax u kaqabta.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in gobolka u door muhiima ka qaatay wada shaqeynta degmoyinka gobolka iyo mareynta daadadki roobka deyrta iyo fatahaadihii wabiga Jubba ee dhowaan ku dhuftay deegaanada Jubbaland.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here