Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubaoand ayaa waxay maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasibad ujeedkeedu yahay Xuska Maalinta Ciribtirka Gudniinka Fircooniga ah, taas oo sanad waliba 6 bisha Febraayo la weyneeyo si dadka loogu baraarujiyo dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircooniga ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.