Dalka Soomaaliya muhiimad intee la eg ayuu u leeyahay mashruuca isku xirka Dhitaalka Bariga Africa

0
70
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladda Jubbaland Mascuud Cabdullaahi Axmed  oo ka qeyb galaayey shirka daahfurka mashruuca Isku xirka Dhijitaalka Bariga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay muhiimada mashruuca Isku xirka Dhijitaalka Bariga Afrika.
Wasiirka ayaa bogaadiyay mashruucan isagoo xusay in muhiimad gaar ah uu u leeyahay dalkeenna gaar ahaan dadka reer Jubbaland oo uu xusay inay ku taallo meel Istaraatiiji ah, maadaama ay xad la wadaagto labada dal ee Itoobiya iyo Kenya.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here