Gabdhaha Wariyayaasha ah Baladweyne oo u istaagay ka hortagga gudniinka fircooniga

0
60

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Saxafiyiinta ah ee ka Howlgala magaalada Baladweyne ayaa dadaal ugu jira sidii looga hortagi lahaa gudniinka fircooniga.

Wariyaashan ayaa warbaahinta ka bilaabay barnaamijyo iyo fariimo bulshada loog wacyegilinayo ineey joojiyaan gudniinka fircooniga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here