Dhalinyarada Barakacayaasha Baydhabo oo codsaday in Shaqa Abuur loo Sameeyo

0
106

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada danyarta ah ee ku nool Kaamamka barakacayaasha magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaya duruufo kala duwan oo ay shaqo la’aantu ka mid tahay.

Dhalinyaradaan oo ah  muruq maalato xoogooda ku shaqaysta ah ayaa sheegay inay hoos u dheceen shaqooyinkii ay heli jireen ku waas oo ay ka mid yihiin dhismaha guryaha .
qaar ka mid ah dhalinyarad ku nool kaamamka barakacayaasha Baaydhabo ayaa ka warbixiyay shaqa la,aanta Haysata waxaa ayna codsadeen in shaqo abuur loo sameeyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here