Maamulka Soomaali Chicken company xarunteeda Magaalada Kismaayo oo ka waramay noocyada digaaga ay iibiyaan.

0
443

Kismaayo(Idaacada Waamo)Soomaali Chicken company oo ah Kambani xaruntiisa ugu weyn ay ku taalo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,ayaa waxaa uu sidoo kale xarun ku leeyahay magaalada Kismaayo,taas oo laga helayo hilibka digaaga noocyadiisa kala duwan.

waxaana lagu keydiyaa qaboojiya si uusan hilibka isku badalin,Mahad Bile Maxamed oo jooga xarunta Kambaniga ee magaalada Kismaayo ayaa Idaacada Waamo u sharaxay noocyada hilibka digaaga ee ay hayaan iyo sida ay u iibiyaan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here