Wasaraadda Maaliyadda Jubbaland oo kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta furdooyinka Adduunka

0
64

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland aaa magaalada kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta furdooyinka Adduunka oo sanad walba 26 bishaan laga xuso dunida.

Munaasabadda xuska ah ayaa waxaa ka soo qayb qalay qaar kamida Golaha Wasiirada Jubbaland Golaha wakiilada jubbaland ganacsato Odayaasha Dhaqanka  iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here