Ol’ole Nadaafadeed oo laga sameeyey magaalada Dhuusamareeb

0
68

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Bulsho Bile oo ah Urur ka shaqeeya Horumarinta Arimaha bulshada Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka sameeyey Ol’ole Nadaafadeed.

Dhalinyarada Ururkan ku mideeysan ayaa todobaad kasta maalinta Jimcaha waxa ay magaalada ka sameeyan Ol’ole Nadafadeed si ay sare ugu qaadaan bilicda iyo Caafimaadka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here