Bulshada ku dhaqan kismaayo oo maalmaha fasaxa ku nasta xeebaha ku teedsan magaalada

0
59

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maalmaha jimcaha iyo khamiista oo inta badan ah maalmo laga nastoo goobaha waxbarashada iyo sidoo kale shaqadaya ayaa inta badan bulshada kunool magaalada kismaayo waxay nasiino u tagaan xeebaha ka laduwan ee magalada si ay wakhti ugu soo qataan isla markaana ay ugusoo damashadaan.

Dadka aada Badda ayaana isugu jira kuwo dabaasha kuwo kubad kuciyaara xeebta iyo waliba kuwo nasiino u taga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here