Beeralayda Baladweyne oo ka cabanaya cayayaan dhibaato ku haya wax soo saarkooda

0
82

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanadihii dambe waxaa dalka ku soo badanayey dhibaata ay la kulmayaan Beeralayda Soomaaliyaad gaar ahaan marka ay kuguda jiraan Xiliga Abuurka waxaa dhasha Cayayaan ka Cuna dalaga ay beertan taas oo caqabad ku noqota wax soo saarka Beerahooda  .

Beeralayda magaalada Baladweyne oo markii hore dalagooda dhibaateeyey daadad iyo Fatahaad wabiga shabeelle ayaa  hadana waxaay la daalaa dhacayaan dhibaata uu ku hayo Cayayaan kala duwan oo Beeraha ku jira Beeraleydanu a qaarkoodna  aqoon iyo Tabar aysan u lahayn in ay la tacaalaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here