Barakacayaal ku nool Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq daawo ah

0
83

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mamulka iyo ardayda Jaamacada Green hope ee magalada Baladweyne ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay kaamka barakacayasha ee shuubow oo ku yaalo xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne

Dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka ayaa heysan goobo cafimaad  waxaana jiro caruur badan oo ku nool kaamka oo  qabo xanuuno badan sida shuban biyood iyo cudurka Duumada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here