Maamulka Isbitaalka Dhoobley oo ka warbixiyay shaqada sida ay u shaqeeyaan Isbitaalka

0
104
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka ayaa Bulshada Degmada Dhoobley iyo Nawaaxigeeda u fidiya Adeegyo kala duwan oo lacag la’aan ah kaasi oo ay wax badan ka faa’iideen Bulshada Danyarta ee aan awoodin in ay iska daaweeyaan Isbitaalaada Gaarka loo leeyahay, Maamulka Isbitaalka Dhoobley ayaa ka warbixiyay shaqada sida ay u shaqeeyaan Isbitaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here