Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray deegaanada Waqooyi ee Kismaayo

0
37
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo uu wehelinayo Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa kormeer ku tagay kaamamka Waqooyiga magaalada Kismaayo.
Masuuliyiinta ayuu ujeedka socdaalkoodu daarranaa sidii ay ugu kuur gali lahaayeen islamarkaasina si qoto dheer ugu qiimayn lahaayeen xaaladda Barakacayaasha Waqooyiga magaalada Kismaayo dib u dajinta loogu sameeyay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga soo diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here