Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo ka digtay khatarta dabeylaha kajira xeebaha Jubbada Hoose

0
88

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Maalmihi laso dhaafay waxa xeebaha gobolka Jubada hoose ka jirtay dabeylo aad u xoogan kuwaas oo sameen ku yeshay domaha iskaga kala goshi jiray xeebaha gobolka Jubada hoose xili sido kale u hakad ku yimid kuwa kalumeysiga iyago cabsi kamujiyaay dabeylaha xogan ee jira.

Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo qeyradka bada Jubbaland Cabdullaahi Cali faarax ayaa degnin u diray nagudayasha domaha iyo milkilayasha .

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here