Ganacsatada Jubbland oo logu baaqay inay la shaqeeyaan Hay’ada Tayodhowrka Jubbaland 

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka socday kulamo iyo shirar looga hadlayay sidii loo hubin lahaa tayada iyo badqabka badeecadaha kala duwan ee soo gala deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

Ganacsada Jubbaland ayaan loogu baaqay in Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland ay kala shaqeeyaan hubinta tayada badeecada ka soo daga dekadda Kismaayo iyo kuwa xuduudaha ka soo gala.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here