Hay’adda SoDMA oo Qoysas danyar iyo barakacayaal gargaar ku gaarsiisay Deegaanka Garasbaaleey

0
96
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa deegaanka Garasbaaley si gaar ah Waaxda Weydoow waxay gargaar ugu qaybisay qoysas ka kooban danyar, iyo dad deegaanadoodii uga soo barakacay xaaladaha ElNiño kuwaas oo duleedka magaalada Muqdisho soo gaaray.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here