Dhalinyaro macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay iskuul ku yaallo Baladweyne

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badanĀ  8 Dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka hoose dhexe ee Ileys oo ku yaalla magaalada Baladweyn ee xarunta kobolka Hiiraan

Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhigo maadooyin kala duwan iyadoo shaqadaan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here