Shirkadaha Biyaha Kismaayo oo lagu sameeyn doono kala xulid

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbaland Axmad Xusen Baraki ayaa waxuu ka sheegay kulan loga hadlayay dafurka sanduuqa qandaraaska adeeg bixinta biyaha magaalada Kismaayo in shirkadaha soo dalbaday in ay fuliyaan qadarsadaya adeeg bixinta lagu kala xulan doona si sacan oo heerka caalimiga waafaqasan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here