Go’aano laga soo saarayo Taleefanada lagu dhex isticmaalo Iskuulada

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedma Jubbaland ayaa sheegtay iney go’aano adag kaso saari doonto mobilada ardeyda ay ku dhex wataan goobaha Waxbarashada ee ku yaalo deegaanada Jubbaland.

Wasaaradda Waxbarahada Jubbaland oo ku dadaaleyso iney ardeyda wax ka barta Iskuulada Waxbarashada deegaanada Jubbaland iney ku dadaalaan waxbarahada oo waqtigooda iskuulada iney galiyaan tacliinta ayaa sheegtay iney dhawaan soo saari doonto go’aano la xiriiro arimahaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here