Dhalinyaro reer Kismaayo keensaday misaano Ganacsi oo casri ah

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa mudooyinkan ku hawlan sidii ay magalada u keeni lahayeen adeegyo casri ah kuwaas oo ay bulshadu baahiyo kal duwan u qabaan.

Ganacsato Dhalinyara ayaa magaalada keentay misaan casri ah kaas oo aad ku cabiri karto misaanka culayskaaga iyo waliba dheeraarkaga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here