Degmada Wadajir oo laga dhagax dhigay Dugsiga Farsamada Gacanta

0
69
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada MuqdishoYuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay  Dugsiga Farsamada Gacanta oo laga hirgalin doonno Degmada Wadajir, kaas oo ay si bilaash ah wax uga baran doonan dadka Danta-yar
Barashada farsama gacanta ay waxaa ay ka mid tahay wax yaabaha ugu muhiimsan ee uu dal ku horumaro, islamarkaana uu Maamulka Gobolka dhiiragelin doonno howlaha farsamada gacanta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here