Qoysas ka mid ah barakacayaasha Ku nool magaalada kismaayo oo dib u dajin loo sameeyay

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adaha UNCHR iyo NRC ayaa guryaha xalka waara dib u dajin ugu sameysay 50 qoyas oo kala xulay kaamka ku yaala magaalada Kismaayo
Barakacayashan ayaa waxaa ay ahaayeen kuwa in badan dagaanaa kaamamka Ku yeela magaalada kismaayo kuwaas oo fursada u helay in dib u dajin logu sameeyo guriyaha xalka waara ee deegaanka Lugloow.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here