Arday baratay Luuqadda Ingiriiska oo munaaasab qalin jabin ah loogu qabtay Kismaayo

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Horyaal Modern College ee magaalada kismaayo  ayaa xaflad dhiiri-galin ah u qabtay in ka badan 100 arday ku waas oo baratay Luuqadda English-ka iyo cilmiga Kombiyutarka.
Manaasabada  loo qabtay ardayda  qalin abisay ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka Masuuliyiin kala duwan ,Waalidiin ,Macalimiin ,Maamulka iyo Ardayda Macadka wax ka barta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here