Magaalada kismaayo oo lagu qabatay kulan looga hadlayey wajiga sadexaad mashruuca Wadajirka adkeysiga JRP

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta qabatay kulan wadatashi ah oo lagaga hadlayey wajiga saddexaad ee Mashruuca Wadajirka ah ee u adkeysiga (JRP).

Kulankan oo uu shir guddoominayey Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland Cabdiraxmaan Xasan Maxamed ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasaaradaha uu quseeyo Mashruucan iyo wakiilo ka socday Hay’adaha FAO, UNICEF iyo WFP.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here