Wasaaradda Haweenka Jubbalan oo kawarbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tagay

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuql Insaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sanadkii dhamaaday ee 2023-da qabatay barnaamijyo dhawr ah oo ay kamid ahayeen hirgalinta xarumo loogu talaalay xirfadsiinta iyo Hormarinta haweenka Tabaro korloogu qadayay awooda haweenka si ay uga dhaxmuuqdaan siyaasada ganacsiga iyo Arimaha kale ee muhiima ah.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ka qayb qaadatay u gurmashada dadkii ay dhibaatadu kaso gaadhay saxibadii elniino  oo dalka ku dhaftay dabayaqadii sanadkii tagay  taas
oo dadka waxyeeladu soo gaadhay ay u badnaayeen Haweenka iyo caruurta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here