Dhalinyarada Kismaayo oo ka warbixiyay caqabadaha Dhalinyarad ka haysta dhanka Gacansiga

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee samaaysta Ganacsiyada yaryar ayaan inta badan ku guul daraysta in ganacsigaas ay u badalaan mid balaaran oo sii socda waxaana jira qabadao kala duwan oo dhalinyarada ka haysta dhanka kobcinta ganacsigooda ‘sida in aysan fikir fiican ka haysan siyaabaha ganacsiga lagu horumariyo iyo dhaqaalaha ay ganacsiga ku bilaaban oo yar.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo ayaa ka warbixiyay waxyaabaha fashiliya ganacsiyada yar yar ee ay dhalinyaradu bilaaban iyo sida caqabadaha jira looga gudbi karo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here