Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Biya-Mareenka iyo Nadiifinta Biyaha Qashinka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

0
85
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Hirgelinta Biya-Mareenka iyo Nadiifinta Biyaha Qashinka ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade, kaasi oo qeyb ka ah Qorshaha wax ka qabashada bulaacadaha Magaalada Muqdisho.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here