Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo deeq raashin ah gaarsiisay qosaska kaamamka Waqooyiga Kismaayo.

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeqdan rashinka ah ayaa ka timid dowlada Ruushka waxaana loo qeybiyay boqolal qoys oo ku sugan waqooyiga Kismaayo, dadka ka faa`ideystay deeqda ayaa ku kala  sugna New Goobweyn New Lugloow iyo Qaamqaam waxaana tiradooda ay gareysaa saddex kun oo qoys.

Mowliid Abdi ayaa warbixitaan ka diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here