Kismaayo(Idaacada Waamo)Afka Urka Waa Cilad Caama Ah Oo Ay Lanoo Yihiin Dadyow Badan Oo Dafaha Dunida Kula Nool Waaa Xalad Qofka Kukeenta wal Wal Iyo In Uu Iska Takooro Bulshada Kale Ee uu Lanoolyahay
Hadii Aad Qabto Ciladaan Kaligaa Matihin Cilmibaaris Lasameyay Waxaa Ay Mujineysaa In Malayiin Ruux Oo Aduunka Kunool Sanad Walba Ay Dhibatadaan Gobaha Lagu Daweeyo Afka Ciridka Iyo ilkaha Ay Utagaan Goboaha Caafimaad Si Wax Looga Qabto Wana Laxda Sadaxaad Ee Ee Ay Dadyo Badanan Daweyn Tooda Latacalaan
Dr Cabdiraxmaan Xaashi oo Kutaqasusay Cudurada Kudhaca dhaga Afka sanka iyo
cunaha Kana Soo Shaqeyay Cispitaalo Kala Duwan Oo Dalka Kuyaal Ayaa Kagadlaayo Sida Oogu Haboon Ee Lagu Daweyn karo Ciladaan.
cunaha Kana Soo Shaqeyay Cispitaalo Kala Duwan Oo Dalka Kuyaal Ayaa Kagadlaayo Sida Oogu Haboon Ee Lagu Daweyn karo Ciladaan.
R/W,Iidle Aadan Maxamed.