Dadka ka Shaqeeyo Ceelasha Biyaha Macaan ee Magaalada Kismaayo oo codsaday in dib u habeyn lagu sameeyo Waddooyinka

0
334

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xaafada Buula ablika waa meesha magaalada Kismaayo looga dhaamiyo biyaha macaan ee lagu wareejiyo gaari dameerada,waxaana ay ka qeyb ka yihiin nolosha bulshada Kismaayo.

Dadka ka shaqeeyo dhaaminta ceelasha biyaha macaan ayaa codsaday in laga caawiyo qalab biyaha u fududeeyo in ay dibada uga soo saaraan,maadama haatan ay xadhig ku jiidayaan,waxayna sidoo kale ka cawdeen waddo xumo heysata,maadama halka ay ceelasha ku yaallaan ay bacaad tahay wadooyinkana uu bacaadka xiray.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here