Gabdhaha barta cilaan saarka oo ku soo badanaya magaalada Dhoobley

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan.

Haweenka ku nool Magaalada Dhobley ayaa bilaabay inay bartaan qaabka cilaanka loogu saaro dumarka iyo meek-apka si ay u furtaan xarumo cilaan saar oo ay noloshooda ka maareeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here