Wasaaradda deegaanka Jubbaland oo kormeer ku tagtay qaar kamid ah deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka Cilimada Jubbaland iyo wafti uu hogaminaya ayaa waxaa ay booqosho ku tageen qaar ka mid ah deegaanada dhaca dhinac waqooyi ee magaalada Kismaayo, halkaas oo ay dhawaan wasaradda dhirbeeris ku sameesay dhawaad 500 oo geed oo lagu talagay in loogu soo celiyo quruxda bilicda deegaananada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here