Tababare Jose Mourinho oo laga eryay shaqadii Kooxda As Roma

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa shaqada laga eryay tababarahii kooxda Serie A-da eeĀ  Kooxda As Roma, iyadoo kooxdu kaalinta sagaalaad kaga jirto xaga kala sareynta dhibcada horyaalka Talyaaniga.

Tababarahan u dhashay burtuqaalka oo 60 sano jir ah, ayaa hoggaanka kooxda la wareegay bishii May ee sanadkii 2011-kii, wuxuuna Roma u horseeday ku guuleysiga tartanka Europa Confrence, sanad kadibna, 2023-kii, wuxuu kula guuleystay finalka koobka Europa League.

Mulkiilayaasha kooxda Dan iyo Ryan ayaa Mourinho ugu mahadceliyay dedaalkiisa intii uu kooxdu joogay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here