Sare u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta suuqyada Jowhar

0
44
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Fatahaadii ka dhacdey magaalada Jowhar ayaa waxaa kor u kacay qiimaha Khudaarta noocyadeeda kala duwan maadama qaar kood ay ka yimaadaan dalalka deriska la ah Soomaaliya halka intii kalana biyaha xayireen taasina ay sababtay in Qudaartu ay qaaliyowday.
Haweenka ka Ganacsada Khudaarta qalalan iyo mida qoyan ee suuqayada Jowhar oo ka warbixiyay sara u kaca ku yimid qiimaha qudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa sheegay inaay  dareemaya Culeys dhaqaalo inta badan ay la kulmaan qasaara kala duwan maadaama ay nolosha reerahooda ku maareyaan ka Ganacsiga Qudaarta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here