Gabdhaha barta xirfada farsamada Gacanta ee kismaayo oo ka hadlay muhiimadda ay u leedahay

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha somaliyeed waxa ay kalin muhiimka ka qataan hormarinta qayska iyo bulshadaba iyaga oo leh hal abuuro kala duwan oo ay ugu adeegaan dalkooda i ayaga oo ka qayb qaata dib udhiska dalka waxa ayna masuuliyad iska saraan sidii ay ugu shaqayan lahaayeen xirfadaha kala duwan  ee ay barteen.

Farsamada gacantu waa mid ka mida xirfadaha ugu muhiimsan casrigan taas oo ay baryahan dambe ku baraarugeen gabdhah somaliyeed kuwaas oo ku soo badanaya barashada xirfada farsamada gacanta iyo ku shaqaysigeeda si ay uga cawiso nolal malmeedkooda iyo tan Qoysaskooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here