Barnaamij lagu kaalmeenayay Haweenka oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo

0
46
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay barnaamij sadex sano soo socday kaas oo loo qabtay haween tiradooda ay gaarayso 200 oo dumar ah kuwaasi oo laga saaciday sidii ay sare ugu qaadi lahaayeen noocyada kale duwan ee Ganacsigooda.
Munaasabad oo maanta lagu qabtay xarunta Haweenka ee degmada Ksimaayo ayaa waxaa lagu wareejiyay haweenka ka faiidestay mashruucan agab kala duwan oo lagu kabayo ganacsigooda si ay ugu fududaato inay horumar ka gaaraan Ganacsigooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here