Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay shir looga hadlaayay mashruuca Guryaha xalka waara

0
81
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shir weyne looga hadlayay 138 Guri oo xalka waara ah kuwaa oo laga hirgaliyay deegaanka Luglow ee dhaca dhinac Waqooyi agaalada Kismaayo.
Shirkaan oo is xog wareeysi iyo fikrad uruurin ahaa ayaa waxaa loga tashanayay qorshaha dib u raridda iyo dib u dajinta qaxootiga kusugan kaamamka gudaha magaalada kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here