Biyo la’aan soo food saartay bulshada ku nool deegaanka Qabno

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalad biyo La’aan ayaa soo wajahday dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Xaaladaan biyo La’aaneed ayaa timid kadib markii cilad ku timid Ceelkii ku yaalay Qabno oo ahaa kan kaliya ee dadka iyo duunyada biyaha ka cabi jireen.
Xamdi maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here