Ardayda Shahaadiga Iskuulka Ahmed Bin Xambal oo kawarbixiyey diyaar-garoowgooda Imtixaanaadka Qaranka

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka hoose dhexe sare ee Ahmed Bin Xambal  wuxuu kamid yahay iskuulada Waxbarasho ee ku yaalo magaalada Kismaayo wxuuna kasii mid yahay iskuulada ugu faca weyn ee ku yaalo magaaalada.

Iskuulka waxaa wax ka barta arday ka kala timaado xaafadaha kala duwan ee ka kooban tahay magaalada Kismaayo, waxaana arday iskuulkaasi kamid ah kuwo isku diyaarinaya qalin jabinta iskuulka ama Sanad Shahaadiga ah oo ah sanadka ugu dambeeyo waxbarashada Iskuulka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here