Cudurka Duumada oo Ka dilaacay Tuulooyin hoos yimaada Jowhar

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Garsaaleey waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe, dadka ku nool tuuladaasi waxaa soo wajahday xalaado caafimaad daro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here