Borussia Dortmund oo ku dhawaaqday Xiddiga Ian Maatsen

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ian Ethan Maatsen (wuxuu dhashay 10-kii Maarso 2002) waa xirfadle kubbadda cagta Dutch ah oo u ciyaara kooxda Premier League gaar ahaan kooxda Chelsea, laakiin heshiis amaah ugu biiray kooxda Borussia Dortmund.

Maatsen ayaa u saxiixay Chelsea heshiis cusub oo socon doona ilaa Juun 2027 ka hor inta uusan amaahda ugu biirin kooxda Borussia Dortmund, Xiddiga waa mid ka ciyaara daafaca bidix, wuxuu sidoo kale ka ciyaari karaa sidii garab.

Daafaca buuxa ee Dutch-ka Ian Ethan Maatsen ayaa xiran doona lambarka 2️⃣2️⃣ ee kooxda Dortmund.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here