Agab kala duwan Oo La gaarsiiyey Gabdhaha wax ka barata Iskuulada Baydhabo

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agab ayaa waxaa la gaarsiiyey Gabdhaha wax kabarta kaamamka Dugsiyada Fatsamada iyo iskuulada kale ee ku yall magaalada Baydhabo , waxaan gabdha la gaarsiiyay ay gaaraayaan  200 Gabdho si loo dhiiri geliyo waxbarashada Gabdhaha gaar ahaan kuwa dhigta Dugsiga sare ,waxaana agabkaas gaarsiisay Hey’adda Wokro oo ka shaqeysa Horumarinta Haweenka danyarta ah maadaama marwalba gabdhaha wax ka barata iskuulada kale duwan ee magaalada Baydhabo ay u bahaan  garab istaaga iyo dhiiri gelinta gabdhaha waxbarta iyo kuwa aan heysan fursad ay wax ku bartaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan soo diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here