Haweenka barakacayaasha Degmada Dhoobley oo ka hadlay shaqooyinka ay noloshooda ka maareeyaan

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka barakacayasha ah ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo lasoo kulmay xaalada kala duwan walina sii dareemayo xaladihii ay soo mareen ayaa hadda waxa ay isku taxluujiyeen inay soo dhacsadeen nolol maalmeedkooda si ugu dabaraan noloshooda iyo tan qoysaskooda.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here