Maamulka Iskuulka Raaskanbooni oo ka hadlay caqabadaha Iskuulka ka jira

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka raas kaanbooni waa iskuulka ugu wayn ee kuyaala degaanka raaskaanbooni ee gobalka jubada hoose islamarkaana ay waxkabartan ardayda deegaanka.

iskuulka oo dhisan muddo dhawrsano ah ayaa waxa kajira baahiyo dhanka adeegyada waxbarashada iyo musharaadka ah taas oo caqabad ku ah maamulka iskuulka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here