Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo dawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madiina

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynya Musiiboyinka Qaranka oo gacan ka haylaysa Hay’adda IMC ayaa maanta shixnad daawo ah iyo qalab cafimaad waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina.
Shixnadaan gargaar ayaa ka kooban qaybaha daawada, waxaa sidoo kale kamid ah qalab cafimaad oo SoDMA ugu talagashay in bukaanada jira isbitaalkaan loogu adeeg.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here