Jaamacadda Daha faraceeda Kismaayo oo qabatay munaasabad lagu xusaayay maalinta Nafaqada

0
53
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Daha faraceeda kismaayo ayaa xarunta Jaamacadda ku qabatay munaasbad lagu xusayey maalinta Nafaqada ee Jaamacadda.
Xafladan oo si heerkeedu sareeyey loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kasocotay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland, Maamulka Jaamacadda Daha faraca Kismaayo, Macallimiinta, ardayda Jaamacadda iyo marti sharaf kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here