Barakacayaasha Baydhabo oo codsaday in dib u dajin loo sameeyo

0
40
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jiro dad barakacayaal oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay kuwaas oo intii Roobabka daadadka wata  socdeen ay si is xilqaan  ah goobo taag ah u dajiyeen qaar ka mid ah horjoogayaasha kaamamka barakacayaasha ay daadadka roobka saameeyeen si ay ugu sii meel gaaraan inta ay ka helayaan dib u dajin dhasmi ah .
Qaar ka mid ah barakacayaasha aan wali helin dib u dajinta ayaa maamulka KGS iyo Hay’addaha ka codsaday in la caawiyo oo dib u dejin loo sameeyo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here