Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Furiinka ayaa sameen gaar ah ku yeeshay caruurta waxiyna yaraada waxyabaha ay hiigsanayaan taasoo oo keeni karta in ay hoos u dhacada waxbarashadooda.
Inta badan furiinka ayaa dhibaantooyinka ugu badan ka dhaxala caruurta waxayna inta badan jira hoyoyinka qaar oo aan lagu biilin caruurta waxiyna ay yihiin kuwa dhaxada u qirta caruurtooda sidii ay u korin lahayeen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.